Dhammaan cilmi-baarista
BenchmarkEvaluationNLP

SomBench: Benchmark loogu talagalay NLP Soomaaliga

Yusuf S., Tood O.·Waa la diyaarinayaa·2026

Dulucda daraasadda

Waxaan soo bandhignay SomBench, benchmark-kii ugu horreeyay ee qiimeyn dhamaystiran oo loogu talagalay NLP Soomaaliga, oo daboolaya classification, NER, translation, summarisation, iyo ASR. Waxaan qiimeynay lix moodel oo aan dejinay baselines mustaqbalka.